04/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saylici oo reer Awdal ku yidhi Isaaq iyagaa u soo dhintey waana sida ay ugu shubteen kuraasta

Saylici oo reer Awdal ku yidhi Isaaq iyagaa u soo dhintey oo guryo ka soo dumeen waana sida ay ugu shubteen kuraasta badan wuxuuse ilaaway in maamulku sheeganayo Somaliland ee aanu ahayn Isaaq-land.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS