Saylici ayaa Siilaanyo iyo Muuse Biixi ku sheegay ”mujaahidiin”. Dhinaca kale wuxuu qirtey in Awdal looga adkaadey Kulmiye. Saylici oo 7000 oo doolar qaata ayaa dadka uu matalo ay u dhimanayaan abaaro.
Waxa la waydiiyay in Muuse Biixi talada wax ka siiyo wuxuuna ku jawaabay haa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tCwT2jOkZrM[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS