X

Seerihii Araabiyo dhulka saxada leh loo tago socdaalada salaan ban u dirayaa: Nimco Yassin

Seerihii Araabiyo dhulka saxada leh loo tago socdaalada salaan ban u dirayaa. Waa codkii macaanaa fanaanada reer Jabuuti Nimco Yassin oo dib u jaleecdey dhulka asal ahaan ay ka soo jeedo.


Dhabtii aan ku seexdiyo salka hooyadey mudan saldhigeygii weynaa salaam baan u dirayaa.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dOqNc7vq02Q[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.