X

Sh Xasan Daheeye oo dhalinta u iftiimiyay cida isku direysa Somalida iyo Oromada

Sh Xasan Daheeye ayaa dhalinta u iftiimiyay cida isku direysa Somalida iyo Oromada oo ah dad walaalo ah ahaana Somali aboo. Labadan qabiil ee walaalaha ah ee Oromada iyo Somalida waxa taariikhdu dhigeysaa inay yihiin hal qabiil laakiin kala af noqdey dagaaladii Muslimiintu la galeen boqoradii Xabashida.

Taageereyaasha Cabdi Iley ayaa bililiqo iyo weerar ku qaaday Oromada markii la isku dayay in la bedelo. Siyaasi Xasan Ciise ayaa isna qaba in Oromada iyo Somalidu aanay xad lahayn laakin uu keenay dastuurka Itoobiya ee cusub.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=57-OjFy-dxk[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.