Shacab jabiyay amarkii Cabdiwelli Gaas ee ahaa inuu xirayo cidii diidan mooshinka Farmaajo laga keenay ee hadda burburey ayaa isugu baxay Garoowe.
Mooshinka ayaa fashilmey markii la keeni waayay tiro ku filan, marka laga reebo in mooshinkan cidla yaalay maadaama ayna jirin cid qabata ama eegta sida maxkamad dastuuri ah.
Dad caraysan ayaa isugu soo baxay barxadda weyn ee bartamaha Garoowe ayagoo luxaya calanka Somaliya kuna hadlaya inay diideen dhuuni qaate.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Q_y84Ge19lw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay