14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shaqaale loogu talogalay Laascaanood laakiin Hargeysa iyo Burco u badan oo tababar loo xirey

Shaqaale loogu talogalay Laascaanood laakiin Hargeysa iyo Burco u badan ayaa tababar loogu soo xirey Hargeysa. Shaqaalahan ayaa loo qaybinayaa wasaaradaha maamulka Somaliland




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS