Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Shariif Sh Axmed oo tacsi u direy shacabkii uu ku awrkacsaday

Shariif sh Axmed oo wararku sheegayaan inuu boorso weyn oo buuxda kala soo noqday Imaaraadka ayaa hadda ka xumaaday dagaalkii ay ka rideen Muqdisho kadib markii maleeshiyo lagu awrkacsaday soo galeen isla xaafadihii uu deganaa.



”Waxaan ka xumahay dagaalka dhacay waan laga baaqsan karay ayuu yiri fadhiid Shariif Sh Axmed oo eeda dagaalka hadda u weeciyay barlamaanka welina isku xiraya dagaalka iyo doorashada dib loo dhigey.

Shariif sh Axmed oo hore ugu awrkacsaday Hawiye ayaa ku dhaartey inuu Muqdisho dagaal ka ridayo dawladana ka tuurayo, haddana wuxuu leeyahay dagaal faaiido inooma leh ee xalku siyaasi ha noqdo, goormuu saxan yahay macalin quraankii hore.



Waxase soo baxaya burbur ku yimi awrkacsigii HAWIYE qaarkood ee ku fikiraayay inay dawlada XAMAR ka saari karaan oo faaiido ugu jirto qabyaalad kicin, xiisana u qabaan dagaal. Hay’adda qaxootiga ee qaramada midoobey ayaa iyaguna durba soo saaray dagaalkii koobnaa inta qof ee kooxda Hawiye ku awrkacsatey barakiciyeen, kuna sheegeen 100,000 oo qof.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

 

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...