Maxamed Cabdullaahi Ayaanle waxa afgarashadiisu tahay Abayle wuxuu ka mid ahaa kuwii dhiigmiiratadii maamulka Butlaan dhawaan ku toogteen magaalada Gaalkacayo kadib markii lagu helay xasuuqyo socday muddo dheer.
Dhiigyacab Abayle wuxuu ka hadlayaa qaybtan qaybtii uu ku lahaa iyo sida uu ku bilaabay xasuuqida Muslimiinta ku nool Butlaan iyo Galmudug, isagoo loo tuuri jirey shilimaad yar.
Qayb kale hoos ka daawo
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay