X

Sheekh ila tali ninkeyga waxuu iga isticmaalay meel aan banaaneyn reerkeygana wey ogaadeen Hadane: ARAG JAWABTA

Aqoon la’aanta diinta ayaa waxay keentaa in la galo arimo aan akhlaaq lahayn. Hooyadan ayaa suaal waydiisay sheikh ku caana ka jawaabida suaalaha asaasiga ah. Waxay tiri ninkeyga ayaa iga Isticmaalay meel aan banaaneyn reerkeygana way ogaadeen hadana  waa leyga furay kadib markii aan ku xanuunsaday.

Ninka waxaa leygu daray anigoo jira 14 wax fikrad ahna kamaan heysan gogosha iyo sharcigeeda, hadda waxaan doonayaa in aan isaga laabto xaajigeyga reerkeygana lama soo marsiin karo ee maxaan sameeyaa sheekhow.

Rashiid Ceelaanyo, KU SOO BIIR BOGA FACEBOOK EE ARAABINEWS/FACEBOOK

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.