November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sheekh markii ugu horeysay soo faqay cida ay yihiin argagixisada gaalaysa Muslimiinta

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo fadhigiisu Kanada ayaa daboolka ka qaaday cida ay yihiin argagixisada gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab iyo cida shidaalka soo siisa. Waa sheekhii ugu horeeyay ee si cad uga hadla argagixisada gaalaysa Muslimiinta. Marka ay ku gaaleeyaan ayay dhiiga xalaalaystaan.



https://youtu.be/4xYjjCcp7UU



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS