X

Shiinaha oo beri hawada u diraya gantaal sida laba injineer

Waxa burburiyay saldhiga hawada ee ay wada lahaayeen reer galbeedka iyo Ruushka oo inta badan loo isticmaali jirey is gaarsiinta, waxana wadamada Ruushka iyo Shiinuhu sheegeen inay dhisan doonaan mid iyaga u gaara.


Haddaba Shiinaha oo isagu bilaabay mashruuca saldhiga hawada muddo hore ayaa berito oo Khamiisa hawada u duri doona laba injineero markii ugu horeysay oo shaqo ka qabta saldhigaas dayax gacmeedka.

Subaxda hore ee saacada Shiinaha ayaa la filayaa in gantaal sida labada injineer uu ka duulo Woqooyiga dalkaasi Shiinaha. Waxa duulitankan isha ku haya reer galbeedka oo Shiinuhu hadda garaacayo dhinacyo oo badda oo sancada casriga ah,


Shiinaha ayaa hore u garaacay Maraykanka dhinaca is gaarsiinta iyo moobilada gacanta, haddana waxay kaga horeeyeen dhinaca dayax gacmeedada.

Wadamo badan ayaa hadda bilaabay inay isticmaalaan hawo-hagida Shiinaha halka markii hore ay isticmaali jireen kan Maraykanka ee ay u bixiyeen GPS.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.