X

Shiinaha oo dayax gacmeed u direy qaybta madow ee dayaxa

Shiinaha ayaa dayax gacmeed u direy qaybta madow ee dayaxa oo aan hore cidi u gaarin ilaa xilligii dalkii la oran jirey midowga Soofeeti soo sawireysanadii 1959. Cilmiga dayaxa ayaa aduunka sheegta inay hore u mareen ku fashilmeen inay wax ka ogaadaan xilli Muslimiinta uu baray RABIGOODA.


Shiinaha ayaa raba inuu taariikhda dhigo oo uu noqdo dalkii ugu horeeyay ee wax ka ogaada qaybta madow ee dayaxa.

Waxa muran xoogleh ka jiraa sheegasho uu sameeyay Maraykanku sanadkii 1969 oo aha inay ku dageen dayaxa. Waxa la rumeysan yahay in beentaas kaga baxdey lacag malaayiin samaynteeda.


Dayax gacmeedka Shiinuhu direy ayaa reer galbeedku isha ku hayaan xilli Shiinuhu isku balaarinaayo meel badan oo ka mida tiknoolojiyada casriga ah taasina walwal ku beertay Maraykanka.

Dayax gacmeedkan Shiinuhu direy ayaa la flayaa inuu dhawaan dego macluumaadna ka soo qaado qaybtaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.