Warbaahinta reer galbedka ayaa xalay qorey in Ruushku hub weydiistey Shiinaha ayagoo aan sheegin nooca hubka ee Ruushka uga baahaday Shiinaha. Ruushka ayaa welli ka wada Yukrayn hawl-gal khaasa oo sidii la rabay u socda. Waxa hadda uu si toosa u duqeeya hubka ay soo gelinayaan reer galbeedku.
Hadaba safaarada Shiinaha ee Maraykanka ayaa ku qososhay in Ruushku hub weydiistay dalkooda, waxayna dib u weydiisay nooca hubka ee uu ka dalbaday, waa wax lagu qoslo in Ruush hub nooga baahdo, anagaaba uga baahan ayuu yiri safiirka Ruushka.
Ruushka ayaa haysta hubka ugu balaadha adduunka inta badana Shinaha siiya sancadii ugu dambeysay ee hubkiisa sida hibka lidka diyaaradaha iyo sancada lagu ogaado qarax gantaalaha la gano oo keliya ay haystaan isaga iyo Maraykanka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay