X

Shiinaha oo xirey isbitaal lagu dhisay toban cisho oo cudurka loo dhisay

Masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka uu ka dilaacay hargabka Shiinaha ayaa sheegay inay xirayaa isbitaal lagu dhisay toban cisho oo halmar qaadi jirey 23 kun oo qof iyo sariirahooda. Waxay ku sababeeyeen cudurka oo aad hoos ugu dhacay iyo dadka oo ka bogsoodey.


“34kii qof ee ugu dambeeyay ayaa maanta ka baxay isbitaalkankadob markii ay ka raysteen xanuunka ayuu yiri masuul u hadley waaxda caafimaadka.

Waxa hoos u dhacaya kiiska cudurka ee dalkaasi Shiinaha oo aad loogu amaanay sidey ula dagaalameen cudurka ayagoo xakameeyay isku socodka dadka.


Isbitaalkan tobanka cisho lagu dhisay ayaa markii la bilaabay waxa dalku helaayay saacadiiba 6 qof oo cusub.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.