X

Shil gaari oo ka dhacay Boorama iyo khasaare jira

Waxa jira khasaare ka dhashay shil gaari oo ka dhacay caasimada gobolka Awdal ee Boorama inkastoo markii hore ahayd Baki. Shilkan ayaa la sheegay inay isku dhaceen bas caasiya iyo gaadhi noocada raaxada ah.


Wararka hordhaca ayaa sheegaya in shilkan ay ku dhaawacmeen gabadh iyo wiil dhalinyaro ah inkastoo loola cararay isbitaalka. Booliiska magaalada ayaa xaqiijay inay dhinteen halka dhaawacuna gaarayo ilaa 7 qof.


Shilalka ka dhaca goboladan Woqooyiga ayaa inta badan waxa sababa qayro masuulnimada dirawalada taas oo ay keentay tayo xumada iyo dawlad la’aanta.

”Midkasta wuxuu iska fuulayaa gaadhi ama mootada Hindida ee bajaajta loo yaqaano kadibna wuxuu iska haystaa inuu kaxayn karo ayuu yiri Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.