Sunday, September 22nd, 2019
header

Shirkad Ingiriisa oo la sheegay inay gaaskale ka heshay Somali galbeed

Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la sheegay inay gaaskale oo xad dhaafa ka heshay dghulka Somali galbeed gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Ceelqoran. Goobtan ayaa u dhow halkii shirkada Shiinaha ah ka heshay gaaska dabiiciga ah iyo saliida.



Waxa nasiib daro ah in reer galbeed gacanta loo geliyo kheyraadka dalkeena qaasatan kuwii ina qaybiyay. Shirkadan oo aan sidaa loo aqoon ayaa sanadahaaba diyaarado helicobtaro ah dul waday deegaanada u dhow halka Shiinuhu ka helay. Waxa heshiiska la siiyay xilli hore.



Waxa nasiib wanaaga in dhulkeena hodanka ah aan la soo bixi doono kheyraadkeena dhamaan dhulka Somaliyeedna noqon doono dhul lagu soo hirto waa haddii si fiican loo maamulo.

Ujeedooyinka aan loo rabin in Somaliya degtana waxa ka mida cida lahaan doonta kheyraadka oo ay ku tartamayaan reer galbeedku.



Sida ay qoreen jaraaidka Itoobiya ayaa la sheegay in shirkadan ay heshay gaas dabiici ah isla markaana wasiirka kheyraadka Itoobiya sheegay inuu hadda ku mashquulsan yahay sidii loo ganacsiyayn lahaa gaaskaasi.

Waxa laga soo xigtey in shirkad Maraykana ay rabto inay gaaskaas u bedesho mid dareere ah si deg xdeg loogu suuq geeyo, waxase la sheegay in uu u sheegay inay la xiriiraan shirkada Ingiriiska ee gaaska heshay oo aan la ogeyn inta wadaag ay ku leeyihiin.



Shirkadan Ingiriiska ayaa xirmooyin kale ku leh deegaano ay ka mid yihiin Cadhigaala. Shirkada Shiinaha ee iyadu gaaska heshay ayaa sheegtay in xadiga gaaska ee la helay uu hadda sii kordhey.

Itoobiya iyo Shiinaha ayaa hadda ku gudajira inay meel isla dhigaan dhuunta qaadi doonta gaaskaas oo Jabuuti geyn doonta qabka ay noqwon doonto iyo in loo bandhigo shirkado kale inay qodaan.

Gaaska ayaa lagu talojiraa in la dhoofiyo laba sano kadib haddii dhuumahaas go’aan laga gaaro, Shiinuhuna dhiso warshada sifeysa gaaska.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Itoobiya oo diidey fikir cusub oo ka yimi Masar ee dhanka biyo xidheenka

September, 21, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa ku gacan saydhey fikir cusub ...

Waa sidee xaalada caafimaad ee fanaanada weyn ee Maryan Mursal

September, 21, 2019
Fanaanada weyn ee Maryan Mursal ayaa hadda ku ...

Jabhad Ka dilaacday gobolka Awdal oo la xaqiijay

September, 21, 2019
Gudoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Faysal Waraabe Qaasim ...

Madaxweynaha Somaliya oo saxiixay sharci muhiim u ah dalka

September, 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa qalinka ku duugey ...

Dawlada Somaliya oo xilli u qabatey looga cafiyo deymaha

September, 21, 2019
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale ...

Dhacdooyinka

Dawlada Yaman oo wacad ku martey inay garaacdo Abu-dabay

September, 19, 2019
Dawlada Yaman ee ay hogaanka u hayaan Xuutiyiinta ...

Muuse Biixi oo hooyooyinka u sheegay inay muruqa muujiyaan

September, 17, 2019
Horjoogaha maamulka Somaliland oo Burco Ka furtey garoob ...

Safaarada Somaliya ee Kiiniya oo beenisay war jirdila

September, 15, 2019
Safaarada Somaliya ku leedahay Kiiniya ayaa beenisay in ...

Fadhiga suuli dahab ka samaysan oo la xaday iyo qiimaha uu taagnaa

September, 14, 2019
Fadhiga Musqul dahab Ka samaysan oo uu farsameeyay ...

Diyaarad bad ku dul socota iyo baylood bun ka daatey maxaa dhacay kadib?

September, 13, 2019
Diyaarad rakaab badan sida ayaa Ka soo duushey ...

Haad markii ugu horeysay ilmo yar ku cuney ismaamulka Somali Galbeed

September, 10, 2019
Haad ama galaydh kolba sida Somalidu u taqaano ...

Gabdho maqaayad ku leh Burco oo qarka u saaran inay ka guuraan magaalada: WARBIXIN

September, 7, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii maqaayada Warsan ee magaalada ...