13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkad Sucuudiga laga leeyahay oo soo bandhigtey dahab laga yaabay culuyskiisa

Shirkad ku taalla Waddanka Sacuudi Carabiya ayaa waxay soo bandhigtay Dahabka ugu culeyska badnaa Caalamka ee lasameeyo. Lacag ahaan waxa lagu qiimeeyey Dahabkaasi $550,000 (Shan Boqol iyo Kunton kun dollarka Mareykanka).

Dahabkan ayaa culeyskisa lagu sheegay in uu yahay 58 kilo ayaan la ogeyn in sakadi laga bixiyay. Shirkadu ma sheegin in dahabka laga iibsaday iyadoo ay jiraan dad u diyaara oo markaasi iibsanaya.

 

timthumb

ARAABINEWS.COM