Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Shirkado hore heshiis ula galay dawlada Somaliya oo qayb ka ah baarista shidaalka

Dawlada Somaliya ayaa bishan afarteedii bilowday ruqsad siinta shirkadaha shidaal baarista badda Somaliya ee inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Butlaan. Deegaankaas badda teedsan ayaa la aaminsan yahay inuu shidaal iyo gaas ka buuxaan.



”Waxaan bishan afarteeda bilownay ruqsad siinta shirkadaha danaynaya inay maal gashadaan xidhmooyin ku yaala Koofurta dalka. Shirkadaha Shell iyo Exon oo ay kala leeyihiin Faransiiska iyo Maraykanka ayaa iyagu leh xuquuq gaara ayuu yiri Ibrahim Cali Xuseen oo dhawaan loo magacaabay jagada shidaalka.

Waxa rabnaa in heshiiskii hore ee sahaminta loo bedelo mid soo saarid oo aan saxiixno heshiis noocaasa ayuu raaciyay. Maadaama cudurka Kooro jiro waxaa dib u dhacay wadahadaladaas oo dhan.



Si kastaba ha ahaatee ma shaacin shirkadaha kale ee iyagu danaynaya shidaal soo saarista dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...