November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirkii beelaha Samaroon ee dooxada Geb oo la soo xidhay iyo waraysi uu bixiyay Ibrahim Jaamac Samatar+MAQAL

darGeb–Araabinews–Shirkii beelaha Samaroon uga socday dooxada Geb ayaa la soo xidhay waxana waraysi lala yeeshay suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo shegay in toban qodob ka soo baxeen.

Shirkan ayaa hore loo ogaa in uu fashilmay iyo qodobada uu akhriyay oo aan ahayn kuwo cusub iyagoo dhinaca siyaasada sheegay in gooni goosadku muqadas yahay.

 

 

Naga fisha dhawaan markaan helo qodobada oo buxa inkastoo badankooda uu akhriyay suldaanku.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS