Shirkii beelaha Samaroon ee dooxada Geb oo la soo xidhay iyo waraysi uu bixiyay Ibrahim Jaamac Samatar+MAQAL
Geb–Araabinews–Shirkii beelaha Samaroon uga socday dooxada Geb ayaa la soo xidhay waxana waraysi lala yeeshay suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo shegay in toban qodob ka soo baxeen.
Shirkan ayaa hore loo ogaa in uu fashilmay iyo qodobada uu akhriyay oo aan ahayn kuwo cusub iyagoo dhinaca siyaasada sheegay in gooni goosadku muqadas yahay.