Shirkan ayaa hore loo ogaa in uu fashilmay iyo qodobada uu akhriyay oo aan ahayn kuwo cusub iyagoo dhinaca siyaasada sheegay in gooni goosadku muqadas yahay.
Naga fisha dhawaan markaan helo qodobada oo buxa inkastoo badankooda uu akhriyay suldaanku.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS