Saturday, April 27th, 2024
header










Meta







Madaxweynaha oo loogu hanjabay inqilaab hadaanu furin shirka

Kadib hanjabaad uga timi madaxweynaha Somaliya kooxda sheegata beesha caalamka ayaa loo ogolaaday raiisal wasaarihii hore inuu furo shirka maamul jufeedyada. Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu eedeeyay inuu lunsaday dhulkii ciidamada, kiiskaas oo welli yaala.



”Hanjabaada ayaa madaxweynaha ugu timi Maraykanka iyo kuwa ku daba dhegan waxana mid taas la mida loo direy madaxweynaha Koofur galbeed Laftagareen, ayadoo kala guur lagu jiro, waxa lagu qasbanaaday in la fududeeyo shirka ayuu yiri Cali Calasow. Warar sheegaya in inqilaab toos loogu hanjabay madaxweynaha



Mar kale waxay muujinaysaa sida loogu xadgudbayo madax banaanida ayadoo laga faaiideysanayo xilliga kala guurka laakiin tan marnaba ma dhacdeen haddii doorashadu dhici lahayd waqigeedii ayuu raaciyay Cali Calasow.



Xataa haddii laga qayb geli lahaa shirka madaxweynaha ku baaqay, waxa kooxdu ku mijaxaabin lahayd inay laaluushto kuwa iyaga taageersan sida horjooge Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kiiniya ku hayso Kismaayo.




Si kastaba markaas fiiriyo uma banaana fursad uu madaxweynuhu ku fuliyo amarka iyo kala dambeynta waana waxa ay u jecelyihiin in dalku ahaado maamul jufeedyada una diidan yihiin in Kiiniya dalka laga saaro ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...