Shirkii 2016 ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo hawsha inteeda badan loo soo gudbiyay Somalida oo dhan maadaama ayna jirin qorshe ay wataan Xasan Sheekh iyo dawladiisa lamase sheegin sida loogaarsiin doono dadka. Waxa warmuriyeedka ku qornaa in beelaha Somaliland ay ku jiraan wadatashiga iyo qurbajoogta.
Hoos ka fiiri warmutiyeedka ka soo baxay shirka.


C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay