X

Shirkii wadatashiga Puntland ee ka socday Gaalkacayo oo la soo gabagabeeyay iyo qodobo la soo saaray

Madaxweynaha Puntland ayaa soo xiray shirkii wadatashiga ahaa ee ka socday maalmahan magaalada Gaalkacayo. Qodobo dhowr ah ayaa ka soo baxay oo ay ugu muhiimsanayd in la furo xisbiyo iyo in dib la isugu yimaado shirar kale oo wadatashi oo ka dhaca Garoowe iyo Qardho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.