X

Shirqoolkii maleeshiyada lagu soo geliyay Muqdisho yaa soo maleegay

Waxa 25 Abril magaalada Muqdisho soo galay maleeshiyo awrkacsi u ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif sh Axmed oo ujeedoodu ahayd in la barakiciyo dadka ku nool xaafadaha ay degaan labadaasi ahaan jirey madaxweyneyaal hore haddase noqday dagaal oogeyaal.


Haddaba shirqoolkaasi oo si toosa u hagayeen dawlado shisheeye ayaa ujeedada weyni ahayd in dalka la geliyo qaasatan Muqdisho qalqal amni, ayaa fariinta la dirayay ahayd mid lagu xumaynayo madaxweynaha dalka.

Hoos ka bogo barnaamij lagu lafogurey



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.