X

Yuhuuda iyo Ingiriiska oo dhisaya derbiga Kiiniya ee dhulboobka ah

Kiiniya ayaa sheegtay in derbiga dhulboobka ee ay ka dhisayso xad beeneedka uu mel fiican maraya, ayadoo Maraykanka iyo Ingiriiska la so gaareen agabyo dedejin kara iyo agabyo aan si degdega loo jabin karin.


”Waxa hadda socda qodida hogag dhaadheer ayadoo Maraykanku keenay qalab dedejiya qodista halka Ingiriiskuna ku caawiyay konteenaro aan xabadu karin oo lagu jabin karo si fudud ayuu yiri masuul ak hadlay derbiga dhulboobka ah.


Qaabaynta derbiga ayaa waxa siiyay Yuhuuda waxa la raba in loo dhiso sida maska ee Yuhuudu ku boobtey dhulka reer Falastiin. Kiiniya ayaa bilowday derbigan dhulboobka ah sanadii 2015 xilli ay gudaha ugu jirto Somaliya ayadoo marmarsiiyo ka dhiganaysa iska ilaalinta argagixisada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.