Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Siciid Deni oo ku qoslay hadal ka soo yeeray musharixiinta Hawiye

Horjooge Siciid Deni oo welli aan soo xulin xildhibaanada golaha shacabka qaybna ka ah qaska ka taagan dalka ayaa ku qoslin hadalo ka soo yeera musharixiinta Hawiye oo ay u dambeysay inay samaysanayaan gole.



”Fikirka golaha oo musharixiintas Hawiye ku kala aragti duwan yihiin ayaa asal ahaan ka yimi kooxda Xalane fadhida, ujeedaduna waa qas keliya maadaama ayna la socon awoodii lagu fulin lahaa ayuu qabaa Cali Calasow.

Kiiniya ayaa qortey inayn la dhacsanayn ka noqoshada musharixiinta Hawiye ee ku aadan doorashada kadib markii la eryay guddiga cabashada.



Waxase hadda ku qosley horjooge Siciid Deni oo ahaa qayb iyaga ka mida haddase raba inuu isa soo sharaxo, isla markaana diyaar u ahayn qas dambe. ” Waan ka digayaa in wax sidaasa lala yimaado suuqa iyo dalka waa fowdo keliya ayuu yiri Siciid Deni.




”Waa dad iska hadlay kuwa leh aan dhisno goleyaal, ayagaa cirka roob ku og ayuu raaciyay Siciid Deni. Fikirkan ah in la sameeyo gole ayaa asalkeedu ka yimi kooxda Xalane oo ilaa hadda raba inay wax ka bedelaan sida ay u socoto doorashadu.



Waxa maanta oo Axada dibiro dhacsi u jooga Baydhabo gunti giijiye Rooble iyo qaar ka tirsan maamul jufeedyada.

C/llaahi Calasow

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...