X

Sidee ciidamada hiil walaal loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Ciidamada Jabuuti ee Amisom ee hiil walaal ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud halkaas oo dawladu Ka diyaarinayso shirka maamul loogu dhisayo Galmudug Isla markaana dib u heshiisiin lakala dhex dhigayo beelaha.


Nidaamka fashilka ee federaal ayaa Keenay in kharashkii dawlada lagu bixiyo shir aan faaiido lahayn halkii ay ku fiicneyd kaliya in badhasaab loo magacaabo.


Ciidanka Jabuuti oo walaalaheena ayaa aad loogu soo dhaweeyay degmada waxana la arkay dadka oo caleemo qoyan la tashan wada. Ciidanka ayaa looga hortagey duleedka degmada.

Hoos Ka fiirso sawirada


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.