November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sidee loo soo dhaweeyay hogaanka midowga Afrika Muuse: SAWIRO

Sidee loo soo dhaweeyay hogaanka midowga Afrika Muuse oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib guushii ka soo gaartey doorashada oo uu ka guulaystey marwo Aamina Maxamed.



Gudoomiyaha Midowga Afrika  Moussa Faki Mahamat ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo Ra’iisal Wasaaraha dalka uu soo dhaweeyay.



Moussa Faki Mahamat ayaa diyaaradii siday markii ay soo caga dhigatay Garoonka, soo dhaweyn wanaagsan wuxuu ka helay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Saraakiisha Amisom.

.


 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS