X

Sidee loo sugey amniga degmooyinka Doolow iyo Beledxaawo

Waxa dhawaan tagey degmooyinka Doolow iyo Beled-xaawo ciidan dawladu leedahay oo markiiba amni laysku halayn karo ku soo rogey labadaa deegaan oo cadowga Kiiniya markey doonto imaan jirtey, waxay doontana ka fuli jirtey.


Ciidanka xasilinta ee dawlada dirtey ayaa si xawliya u wada baacsiga argagixisada ayadoo hubka culus u hayaan ciidanka Itoobiya ee Cabi Axmed hoostaga.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.