Thursday, March 28th, 2024
header










Meta







Sidee wax noqon karaan haddii Hindiya iyo Bakistaan isku garaacaan nukliyeer

Raiisal wasaaraha xagjirka ah ee Hindiya oo kuraas badan Ku helay xasuuqa muslimiinta Hindiya ayaa maalmahan Ku hanjabay inuu weecin doono webiyada gala Bakistaan oo marhore laga heshiiyay in aan la taaban. Wuxuu leeyahay biyaha galaya Bakistaan waxa u baahan beeralayda gobolada xadka saaran.


Wuxuu cunaqabatayn xun iyo kufsi Ku hayaa muslimiinta ku nool Kashmiir oo ilaa hadda Ku jira bandoo. Wuxuu hore u xasuuqay muslimiinta gobolka Gujraat oo isagu Ka ahaa badhasaab kuna barakicisay kumanaan Muslimiina.

Waxay xagjirada hunuuda ah ee sanamka iyo xoolaha caabuda ee isaga taageeraa burburiyaan dhamaan astaamaha muslimiinta Hindiya sida masaajida kana dhigtaan meel ay dhoobo Ku caabudaan.


Haddaba inkastoo Bakistaan Ku tilmaantey talaabada xagjir Moodi ee biyaha mid Ka baxsan heshiisyadii hore waxa la is weydiin karaa maxay Ka qaban kartaa haddii sanam caabud Moodi leexiyo webiyadaas.

Dabcan waxa jira heshiis hore oo la Oran jirey heshiiska webiyada Indus ee 1960 oo aan weligii la jebin xataa ayadoo labada wadan dagaal Ku galeen gobolka Kashmiir.


Heshiiskaas ayaa leh Bakistaana waxay xaq u leedahay sadexda webi ee lagu magacaabo Indus, Jeelam iyo Jinaab halka Hindiya iyadna xaq u leedahay webiyada Raafi, Baas iyo Sutlej oo dhamaantooda magacyo sanam laakiin wax Ka yar boqolkiiba 5 ayaa gala Bakistaan.

Haddaba maxaa dhacaya haddii nukliyeer la adeegsado

Dadka indha indheeya halista hubkaas ayaa leh waxa marka ugu horeeya Ku dhinanaya dad lagu qiyaasay 125 milyan oo ah sadex meelood Laba meelood tirada dadka Bakistaan Ku nool.

Inta soo hadha waxa dilaya wasakhda hubkaas Ka tagey ayadoo ayna jiri doonin cunto la cuno iyo dhul la beeran karo dadkuna u dhiman doonaan gaajo, waxa Ka sii daran in aan lagu noolaan Karin wadamada Ka agdhow labadaasi dal oo sunta hubkaas soo gaari doonto.


Sifeynta dhulkaas ama ciida haddii nolol laga eego ayaa qaadan doonta ugu yaraan 30 sanno waaba haddii la is yiraa Ku noolaadee. Waxayna qasbaysaa in wixii Ka badbaada ay Ka qaxaan dhulkaas oo raadsadaan wadamo qaabila.

Su’aasha waxay noqonaysaa mar haddii arini sidaas tahay waxa labada wadan u furan inay ka fogaadaan inay is tirtiraan, dadka kalana galaaftaan maadaama dagaal caadiya ayna waxba Ku Kala qaadeyn oo Bakistaan awoodo inay Iska celiso Hindiya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...