05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo aqbalay in diyaaradaha Imaaraadku Berbera ka weeraraan dalka Yaman

Sida uu xaqiijiyay afhayeen u hadlay maamulka Somaliland ayaa sheegay in Imaaraadku doonayo in uu saldhig ka dhigto Berbera si uu halkaas uu uga weeraro Yaman. Askar ka tirsan Imaaraadka oo Somali u badan ayaa ka dagaal kula jira dawlada Yaman.

Wasiirka duulista ayaa sheegay dalabka Imaaraadka kuna tilmaamay mid ay soo dhaweyn doonaan. Maamulka Somaliland ayaa wali waxa muran ka taagan dekedda Berbera oo dawlada Somaliyeed sheegtay in ayna waxba ka ogeyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS