11/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo malaayiin doolar ka qaatay shirkad Shiine ah oo macdanta Baki mishiino u keensatay+MUUQAAL

WP_20141207_009Siimoodi 07 Dec 2014–Waxa hadda si toosa u cadaatay in maamulka beesha dhexe uu malaayiin doolar ka qaatay shirkad Shiine ah oo mishiino u keensatay macdan ay ka guranayso deegaanka Siimoodi ee ka trisan degmada Baki. Dadka deegaanka ayaa si xun uga cowday suntan lagu daadinayo dhulkooda iyadoo macdanta deegaankooda lagu iibsanayo malaayiin doolar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM