Saturday, July 27th, 2024
header










Meta







Shacabweynaha deegaanada Awdal, Salal iyo Gabiley oo taageero xoogleh u muujiyay mujaahidiinta uu ugu horeeyo suldaan Wabar

images[8]Waxa ilaa intii lagu dhawaaqay in deegaanada ADAL ayna ka mid ahayn maamulka beesha dhexe ee la magac baxay Somaliland soo gaarayay shabakada caalamiga ah ee Araabi.net taageero aan kala go lahayn oo ka imanaysa daafaha caalamka iyo gudaha dalka.

Dadka reer Adal ayaa muddo u naas nuujiyay maamulka beesha dhexe kadib markii ay nabad ka dhex dhaliyeen beelihii beesha dhexe ee dagaalka xuni ka dhexeeyay. Kadib ku dhawaaqista in beelaha Gadabuuris weyne ayna ka mid ahayn mamulka beesha dhexe waxa markiiba farxad weyn laga dareemay magaalooyinka deegaanada ADAL.

Jabhadii SNM ee xasuuqdey kumanaanka reer Adal iyadoo hub iyo qalabkale oo milatari ka soo qaadatay kalidii taliyihii Somalida xasuuqey ee Mingiste ayaa reer ADAL kula heshiisiiyeen in nabad kula noolaadaan waxase loo hoos galiyay maamul ayna raali ka ahayn walibana si kadis ah ku ogolaadeen in Daahir Riyaale noqdo madaxweyne.

Reer ADAL waxay ilaaliyeen nabada oo iyaga kaliya ayna ku nooleyn waxayse noqotey nabadii mid lagu cabudhiyo oo ay ugu dambeysay in macdantoodii guryo laga dhisto, dekadihii macmalka ahaa la yiraa waxba kalama soo degi kartaan, dhulkoodiina la mariyo xadhiga internetka loona sheegay in ayna ka soo agwareegi karin.

Waxase dadka u riciyadeeyay siyaasiyiin aan haysan shilin kale oo soo gala kadibna ka doorbidey in halka shilinku ugu jiro ay ku dheganaadaan taasi waxay keentay in beesha dhexe magaalooyinkoodii dhismaan gobolada ADALna noqdaan geri go,an xataa ay gaareen heer ah in ay yiraahaan Boorama lagama dhisi karo madaar.

Maxa xiga kadib markii Samaroon ka baxay maamulka la baxay Somaliland dabcan SNM waxay isku dayi doontaa in ay fashiliso kacdoonka bilaabmey oo horgalayaashii aan shilinka kale haysan iska soo hioreysiiyo si ay uga daawato dibeda, waxase hubaala in dadka reer ADAL badankiisu ka xadaarad weyn yihiin in iyagu isku dhamaadaan horeyna uma dhicin.

Talaabadan reer ADAL uga baxeen maamulkii la odhan jirey Somaliland waxay meesha ka saareysaa in ay ku doodaan waxaan haysanaa taageerada gobolada ADAL oo ah halkii u hadhey ee ay ku joogeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...