23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo markii ugu horeysay loo ogolaaday in uu si toosa u hadlo kaadhka xisbigana qaatay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay si toosa loogu ogolaaday in uu hadlo isagoo sheegay in xisbigu yahay mid dimoqraadiya oo ayna jirin cid loo diiday. Muuse Biixi ayaa sheegay in ay been tahay warka sheegaya in isaga loo eexday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM