Hargeysa 13 Jan 2015–Siilaanyo ayaa socdaal ku tagey jidka loo yaqaan dawga cad halkaas oo la sheegay inuu furayo qayb dhamaatay. Lama sheegin in Siilaanyo meelkale u socdo. Xaalada caafimaad e hogaamiyaha beesha dhexe Siilaanyo ayaa hortaagan in uu qanciyo suaalaha dadka.
Xirsi Xaaji Cali Tooriile ayaa isagu ah ninka kala maamulaya siyaasada beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay