Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Siiriyaan magangelyo Jarmalka u doontey oo dagaal ku bilaabay maxaase u dambeeyay

Siiriyaan magangelyo Jarmalka u doontey ayaa dagaal ku bilaabay. Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya gobolka Bavariya ee Jarmalka ayaa sheegaya in nin loo diidey in uu galo baar lagu caweeyo kadibna isku qarxiyay goobta.

Ninkan ayaa ahaa nin magangelyo doona oo loo diidey sharcigii ama laga diidey dacwadii uu gudbistey. Ninkan ayaa isku xirey walxaha qarxa wuxuuna isku qarxiyay afaafka hore ee baarkan laga caweeyo.

Nasiib wanaag kaligii ayaa dhintey waxase jira 12 qof oo iyaguna dhaawacmey. Baarkan ayaa waxa 2800 waxana la bilaabey in laga daadgureeyo. Jarmalka ayaa soo dhaweeyay qoxooti badan oo Siiriyaan iyadoo kumaan kalana ay ku cadilan yihiin Giriiga halka kuwii gaaray Jarmalkana ay sidan u galayaan dadkii martigeliyay.

Siyaasiyiinta Jarmalka ayaa ka digey in dalka argagixisadu ku soo badato.

_90504412_cf1ccd86-e597-4928-bfef-5eb72b2d1d70[1]_90503013_034211459[1]

 

A backpack lies at the entrance of a building in Ansbach, Germany, Monday, July 25, 2016
 
Armed police in Ansbach, Germany, 25 July 2016
 
Ambulance near scene of explosion. 25 July 2016
 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...