X

Sirdoonka Somaliya oo helay shabakad dhaqda doolarka iyo xildhibaan gudbiye ahaa

Sirdoonka Somaliya ayaa helay shabakad dhaqda doolarka iyo xildhibaan gudbiye ahaa ka ahaa garoonka Muqdisho. Lama oga xadiga lacagta doolarka ee la dhaqay.


Hay’adda NISA ma sheegin magaca xildhibaanka gudbin jirey ama dhaafin jirey madaarka Muqdisho, waxyse sheegeen in loo gudbuin doono hay’adaha ku shaqada leh.


Qoraal la soo dhigay Barteeda twitter ayaa NISA ku sheegtay ayaa lagu sheegay in laba ruux falkaas loo qabtay,isla markaana raggaasi uu u sahlayay gudbinta Garoonka Mudane ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Doolar dhaqida ayaa caadi ah Somaliya oo dhan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.