Waa wax la filaayay in ninka ku caan baxay 30 jir 30 milyan oo ka amar qaata kooxda Xalane uu fuliyo kolba waxa ka soo baxa kooxdaas. Maanta ayuu sheegay in sirdoonka laga soo saaro madaarka Muqdisho taas oo ka dhigan inuu boosaskii sirdoonkas ku bedesho qaar isagu keensado oo inta badan qabiil lagu soo xulayo.
Waxase markiiba ku furtuuray sirdoonka qaranka oo sheegay inayna dhici doonin in sirdoonka laga dhigto ganacsi. Waxaab taas ka sii daran in albaab ay ka qaraaban jireen kooxda Xalane oo ku yaalay garoonka isna albaabada loo xirey.
”Booliis aan gaysanaa madaarka ayuu yiri 30 jir 30 milyan oo Rooble ka dhigtey wasiir amni. Sirdoonka oo ganacsi gala ama ka baxa gacan xora waxay keenaysaa in dalka xornimadiisa wax u dhinto ayuu yiri Cali Calasow.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay