Sirdoonka Somaliya oo qabtey aragagixiso kaamaro ku qarsaday qarax
Sirdoonka Somaliya ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen argagixiso kaamaro soo habaystey kuna soo qariyay qarax. Ninkan kaamarada soo habaystey ayaa iska dhigayay inuu weriye yahay.
Kaamaro lagu soo dhex rakibo qarax wax cusub maaha laakiin waxay ku cusub tahay Somaliya haddii ay qarxi lahayd. Qarax kaamaro lagu xidhey ayaa lagu diley Axmed shaah Mascuud xilli loogu yeeray shir jaraaid.
Sirdoonka ayaa ninka kaamarada noocana watay ku qabtey degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir halkaas oo ay ka socotay xaflad ay ka soo qayb galaayeen masuuliyiinta gobolka.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...
August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...