X

Siyaasada maamulka Somalilaan waa beelo cidkastana fikir ay ku leedahay: HURE BUUBAA

Siyasiga Ismaacil Hure Buubaa ayaa waraysi ku sheegay in sheekada goosadka ayna ahayn wax soconay ee ictiraafku yaalo Muqdisho iyo dawlada Somaliya. Siyaasiga ayaa u muuqda inuu waxyaabaha qaar ka boodayo sida fashilka Muuse Biixi. Wuxuuna hoosta ka xariiqay in Muuse Biixi xiriir aan badneyn la leeyahay madaxweynaha dalka Farmaajo.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.