Siyaasiga reer Awdal ee Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay siro ku qarsoon dagaalka Sool iyo deeq dawlada Somaliya ugu talogashay dadkii duufaantu ku dhufatey ee Awdal oo la waayay, weliba Muuse Biixi ugu daray inuu reer Awdal weydiisto lacag uu ku dagaal tago.
Dhinaca kale wuxuu reer Puntland u sheegay in Samaroon dagaal kula jirin oo salaadiin waaweyn oo reer Awdalstate ah ay maanta joogeen Puntland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mI53gyCof7s[/embedyt]
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay