X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo qarxiyay siro ku qarsoon Tukaraq iyo deeq reer Awdal waayeen

Siyaasiga reer Awdal ee Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay siro ku qarsoon dagaalka Sool iyo deeq dawlada Somaliya ugu talogashay dadkii duufaantu ku dhufatey ee Awdal oo la waayay, weliba Muuse Biixi ugu daray inuu reer Awdal weydiisto lacag uu ku dagaal tago.



Dhinaca kale wuxuu reer Puntland u sheegay in Samaroon dagaal kula jirin oo salaadiin  waaweyn oo reer Awdalstate ah ay maanta joogeen Puntland.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mI53gyCof7s[/embedyt]



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.