X

Swisarland oo ku dhegtay Braasiil ciyaaraha koobka aduunka ee Ruushka

Swisarland ayaa ku dhegtay Braasiil ciyaaraha koobka aduunka ee Ruushka ka socda. Ciyaarta ayaa inteeda badan lagu ciyaarayay garoonka badhkii ayadoo Swisarland ku jireen difaac.



Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa Braasiil gool cajiiba ka dhalisay Swiserland inkastoo qaybtii labaad la barbareeyay. Intaas kadib waxa moodaa in xulka Braasiil u muuqdey mid niyadjabay.



Ma jiraan marar badan oo ay la waayeen goolka, waxana ka muuqdey in ay soo bandhigin ciyaartii lagu yaqaanay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.