X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi oo dul istaagay haweenka Muuse Biixi xidhey iyo Awdal

ARAABINEWS

Waxa muddo usbuuc iyo badh ah ku xidhan jeelka Madheera dhalinyaro haweeen u badan oo u xidhan inay ku labisteen calanka qaranka halkii ay ruxi lahaayeen kan beesha dhexe ee ISAAQ. Siyaasiga ayaa sheegay in dumar la xidho ay leeyihiin dumar loo xidho hadduuna sii dayna ay yaqaanan waxa u furan Samaroon.


Wuxuu kaloo uu taabtey warar baryahaa jirey oo ku saabsan in ISAAQU ku soo durkayo gobolka Awdal si ay Gebilay u sheegtaan. ā€¯Adeer Hargeysa dusheeda ayaan deganahay waanan deganahay ayuu yiri Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.