November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax oo kabaha la dulmaray Muuse Biixi iyo maamulo dawlad is moodey

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna nin defiray xaqa rer Awdal in uuna aqoon meel Somaliland la yiraa oo go’dey. Siyaasiga ayaan waxba u qarin Axmed Madoobe iyo Siciid Deni.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS