X

Siyaasi Cali Faarax oo si adag uga hadlay caruurta Boorama loogu xidhey calanka

Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa kabaha la dulmaray Muuse handaraab iyo kuwa Awdal uga wakiilka ah ee amray in caruurta jeelka loo taxaabo. Siyaasi Cali Faarax ayaa farta ku fiiqay inay ogyihiin cida u dabadhilifaysa Muuse handaraab ee ka dambneeyay xadhiga iyo Mandheera u gudbinta.

”Waxba nagama  qarsoona waanse idiin digeynaa ayu yiri siyaasi Cali Faarax.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.