Wasiirkii hore we warfaafinta Somaliya C/llaahi Ciilmooge ayaa is weydiiyay argagixisadu ma doonato saaxiibada Axmed Madoobe waxayse dishaa keliya kuwa diidan ilaa haddana diidan. C/ llaahi Ciilmooge ayaa dhanka Kale Ka naxay sadexda madaxweyne ee Ka soo baxay doorashooyin bilaa sharci ah.
Argagixisada Shabaab iyo Axmed Madoobe ayaa isku xiran waayo ma aragno saaxiibadiisa oo la dilo waa in baaritaan caalami ah la sameeyaa ayuu yiri. Waxa dhawaan la dhaawacay mid Ka mida odayada sida weyn u diidan Axmed Madoobe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS