X

Siyaasi is weydiiyay ujeedada Rooble ka leeyahay ONLF

Gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble oo hadda ku caan baxay BAAHANE ayaa sheegay in golihiisa wasiirada ay ka noqdeen urur argagixiso oo lagu tilmaamay ururka Ogaadeenka ee ONLF ee ka dagaalami jirey Somali galbeed.


”Barlamaan ahaan anagu waxaan diidnay isla markii uu na soo gaadheyba ayuu yiri xildhibaan Dalxa markaa ma garan karo ujeedada laga leeyahay ayuu raaciyay.


”Anaga waan diidney in ururka ONLF lagu tilmaamo argagixiso waxaana sharciya waxa barlamaanku meel mariyo marka ma garan karo ujeedada laga leeyahay xilliogan ay socoto doorasho ayuu yiri Dalxa oo yaaban.



BAAHANE ayaa loo malaynayaa inuu is leeyahay ku kasbo xildhibaano ayadoo aan la garanayn cida uu u rabo xildhibaanadaas inay taageeraan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.