X

Siyaasi ku qarxiyay maayerka Boorama (Caseeye) iyo badhasaabka Awdal

Siyaasiga xisbiga Wadani Maxamed Aadan ayaa ku qarxiyay badhasaabka Awdal oo xirxirey odayaal Samaroona oo u muuqda in laga aargoosanayo sida uu sheegay siyaasigu. Maayerka Boorama (Caseeye) ayaa isna ku fashilmey inuu sii daayo odayada beeshiisa ee u xidhan dil la dhameeyay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.